Qeexid

"ld mawjad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mowjad oo kali ah:
  • Xaflad loogu ciyaaray Mowjadda Fa Ma ee Bii Bii Cii-du ka dhex qotomisay ceelka Hargeysa, ayaa caweysin dhoweyd loo golaystay Hudheel ku yaalla sheedaha.
  • Mowjaddii cadhadaa mar labaad ku sara kacday, haddana way is dejisey.