"(-cyo, m.dh) (dii.) Meel yar oo lagu cibaadaysto oo Eebbe lagu baryo. ld mawlac."
Wadaag:
ld mawle.
m.l
ld mowlac.
Geed-nagaar yar oo laba bariyood leh (lax iyo wan) oo la cuno.
m.dh
ld mawliid.
ld mawd.
ld meyti.
m.dh.u
(-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.