Qeexid
ld mawliid.
ld mawliid.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.).
Qeexid Xigta: (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).
Qeexid Kale: (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mawle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (dii.) Meel yar oo lagu cibaadaysto oo Eebbe lagu baryo. ld mawlac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mariid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mawliid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld miir
Qeexid Xigta: Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: L. ah: qof jilicsan oo tabar yar.
Qeexid Xigta: Nacas, doqon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid quursasho; yasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mawd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]