Qeexid

"ld mawqif."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mowqif oo kali ah:
  • Fleischer uu mowqifka hadda ee arrinta Ciraaq uu ka qabo Maraykanku ay u muuqdaan guul uu gaadhay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo doonayay iyadoon la helin taageero diblomaasiyeed in Maraykanku uu qaado talaabo milateri.
  • Madaxda DFKMG ah ayaa hal mar kulmin intii uu shirku socday waxaana mas’uul walba uu ku adkeysayaan mowqifka uu wato oo kala ah in doorasho la qabto sannadkan iyo in dib loo dhigo illaa sannadka dambe.