Qeexid
"Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde."
"Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde."
Wadaag:
(moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa.
ld moxog (2).
m.dh
Wadaag: