"M. ah: fal aan samayntiisu dembi lahayn."
Wadaag:
ld misbaax.
m.dh
(-xo, m.l) Faynuus, siraad. ld musbaax.
(-xyo/mafaatiix, m.dh) Fure. ld miftaax.
m.l
Xuubabka mayraxda kaa ugu jilicsan oo geedka laftiisa adag xiga.
Dhuub kasta oo sida mullaaxda u jilicsan.