Qeexid
"Xudun."
Qeexid Xigta
Hadalka muxurkiisa.
"Xudun."
Hadalka muxurkiisa.
Wadaag:
mu'min m.l (-niin, m.dh) (dii.) Qof awaamiirta Ilaahay siday ahayd u fuliya. ld muumin.
Wadaag:
mu'tamir m.l (-riin, m.dh) Shir weyne dad la soo doortay ay isugu yimaadaan oo arrimo gaar ah kaga hadlayaan.
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.
m.l
Wadaag:
Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas.
Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
m.l
Wadaag:
Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagtahay.
Wax aad loola yaabo.
m.dh
Wadaag:
Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
m.l
Wadaag:
Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Cid daawo durid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Weel ama wax kale oo gudo leh, inta qaadkiisu le'egyahay.
Inta shay gudo leh buuxin karta.
Kol; mar.
m.l
Wadaag: