"(-ooyin, m.l) ld micaahado."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Heshiis laba dhinac kala saxiixdaan. ld macaahado, mucaahado.
m.dh
eeg machad.
m.dh.w
(-dyo/-diin, m.dh) Cid fikrad liddi ku ah.
m.l
ld macaawino.
(-dyo/-diin, m.dh) Qof wax xaq ah u dagaalamaya.
Ku m./u m.: wax xaq ah u dagaallamid (qof).
f.mg1
-day, -dday
eeg muujaahid2.
m.f.dh
Garab qodo.
M. ah: wax la isla yaqaan ama la wada ogyahay.
m.l.kh
Mucaarad ahaansho.