Qeexid
"U m.: wax, wax baahi weyn u qaba ahaansho. ld mucurtiyeysan."
[-snaa, -snayd]
mucurteysan naa
mucurteysan nayd
f.mg4"U m.: wax, wax baahi weyn u qaba ahaansho. ld mucurtiyeysan."
Wadaag:
eeg mucurteysan. ld mucurteysnaansho, mucurtiyeysnaan, mucurtiyeysnaan
m.f.dh
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U m.: wax baahi weyn u qabid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Cid wax la sharfay ahaansho. ld marweysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid wax murugo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la mideeyay ahaansho (dad).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: