Qeexid
"Baahi weyn. ld mucurto."
"Baahi weyn. ld mucurto."
Wadaag:
Ulajeeddo kasmo, aqoon iyo waaya-aragnimo ku jirto oo hadalka, heesaha, gabayada iwm laga dhex helo; xigmad.
m.dh
Wadaag:
U m.: wax baahi weyn u qabid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
U m.: wax, wax baahi weyn u qaba ahaansho. ld mucurtiyeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg mucurteysan. ld mucurteysnaansho, mucurtiyeysnaan, mucurtiyeysnaan
m.f.dh
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm murti u yeelid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag: