Qeexid

"ld muddaaharaad1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mudaaharaad oo kali ah:
  • Mudaaharaadyo socdey dhowr saacadood ayaa badhtamaha magaalada lagu burburiyey oo lagu bililiqeystey.
  • Weerarka masjidka ka dib, waxaa dhacay mudaaharaadyo rabsho wata oo ay isku soo baxeen boqolaal shiico ah wadooyinka, iyagoo ku eedeynaya ururka muslimiinta sunniga ah in ay isagu weerarkaa ka danbeeyo.