Qeexid
"Qof wax u qalama ahaansho."
Qeexid Xigta
Qof wax sharaf huwan ahaansho.
[-dnaa, -dnayd]
mudan3 naa
mudan3 nayd
f.mg4"Qof wax u qalama ahaansho."
Qof wax sharaf huwan ahaansho.
Wadaag:
Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan.
Qof sharfid mudan.
m.l
Wadaag:
(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qalab af dhuuban oo daab qori ah oo la qabsado leh, laguna tolo dhiilaha, haamaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-aayo, m.dh) Qalab wax lagu tolo oo kobotolana ka yar, mudacana ka weyn oo caarad ballaaran leh.
m.l
Wadaag:
M. ah: qodax mudda oo jab yar ku reebta oo leh kaar badan.
m.dh
Wadaag:
Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
m.l
Wadaag:
Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Cid daawo durid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Abaalgud istaahilid.
Cid u baahasho.
f.g3
-utay, -udatay
Wadaag:
Qalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax goysa leh oo haanta, masafta iwm marka la samaynayo loo isticmaalo.
m.l
Wadaag: