Qeexid
"ld muddaahineyn."
"ld muddaahineyn."
Wadaag:
eeg muddaahinee. ld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.
m.f.dh
Wadaag:
Meermeerin iyo dib udhigidda arrin aan la doonayn in la fuliyo.
ld muddaahineyn.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad1.
m.l
Wadaag:
Dadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro isugu soo bixid. ld mudaaharaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
(-cay, -cday; -dici) La m.: cid la garramid ama dacwiyid.
f.mg1
Wadaag:
Cid waqti ama muddo u qabasho.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Aan la wehelin; keli ah.
Aan waxba sidan; qaauan.
Faro maran; aan hanti lahayn.
m.l
Wadaag: