Qeexid

"Cid waqti ama muddo u qabasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muddee oo kali ah:
  • Taasina waxay daah-furaysaa in aanay Xukuumadda talada haysaa ayna diyaar u ahayn qabsoomidda Doorasho ku dhacda waqtigii loo muddeeyay sababahan soo socda; -Xukuumadda oo diiday fulinta shuruudihii iyo talooyinka Deeq-bixiyayaasha.
  • Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo bilo ka hor wakhtigii qabsoomida doorashada loo muddeeyey sannadkii 2009, warbaahinta la hadlay, ayaa balan ku qaaday in doorashadu dhici doonto 27 September 2009.