Qeexid
"M. ah: qof wixii la faro si fudud u yeela; aan wax diidin; baarri ah. ld muddiic."
"M. ah: qof wixii la faro si fudud u yeela; aan wax diidin; baarri ah. ld muddiic."
Wadaag:
Cid waqti ama muddo u qabasho.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Aan la wehelin; keli ah.
Aan waxba sidan; qaauan.
Faro maran; aan hanti lahayn.
m.l
Wadaag:
Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
m.l
Wadaag:
Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Cid daawo durid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-cay, -cday; -dici) La m.: cid la garramid ama dacwiyid.
f.mg1
Wadaag:
Wax muddug ah ahaansho. ld muddugsan.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Abaalgud istaahilid.
Cid u baahasho.
f.g3
-utay, -udatay
Wadaag: