Qeexid
"Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
muddeysan naa
muddeysan nayd
f.mg4"Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho."
Wadaag:
Wax la mideeyay ahaansho (dad).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel iwm wax siddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid wax la sharfay ahaansho. ld marweysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid waqti ama muddo u qabasho.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid wax murugo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
M. ah: qof wixii la faro si fudud u yeela; aan wax diidin; baarri ah. ld muddiic.
m.l.kh
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U m.: wax, wax baahi weyn u qaba ahaansho. ld mucurtiyeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax muddug ah ahaansho. ld muddugsan.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: