Qeexid
"ld mudid."
"ld mudid."
Wadaag:
Wax meel ku turqan ahaansho ama noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
/mg3 Qof wax u qalmo noqosho ama ahaansho.
f.g
-naaday, -naatay
Wadaag:
Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
m.l
Wadaag:
Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Cid daawo durid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Abaalgud istaahilid.
Cid u baahasho.
f.g3
-utay, -udatay
Wadaag: