Qeexid
"/mg3 Qof wax u qalmo noqosho ama ahaansho."
[-naaday, -naatay]
mudnow aaday
mudnow aatay
f.g"/mg3 Qof wax u qalmo noqosho ama ahaansho."
Wadaag:
Wax meel ku turqan ahaansho ama noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Cid daawo durid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
m.l
Wadaag:
Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho.
Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho.
Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Abaalgud istaahilid.
Cid u baahasho.
f.g3
-utay, -udatay
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qalab af dhuuban oo daab qori ah oo la qabsado leh, laguna tolo dhiilaha, haamaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-aayo, m.dh) Qalab wax lagu tolo oo kobotolana ka yar, mudacana ka weyn oo caarad ballaaran leh.
m.l
Wadaag: