Qeexid

"Abaalgud istaahilid."

Qeexid Xigta

Cid u baahasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mudo oo kali ah:
  • Kin-Yong oo mudo 15 cisho ah ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka soo galay dhinaca magaalada Hargeysa, waxaana Baasaboorkiisa oo loo soo bandhigay Saxaafadda ku sawirnaa Fiisooyinka Itoobiya iyo maamulka Somaliland.
  • Muqdisho(AllPuntland)-Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa maanta bixisay lacagihii mushaarka ciidamadda qalabka sida, kuwaasi oo mudo labo bilood ah qaadan wax mushaar ah.