Qeexid
ld murudso.
[-saday, -satay]
f.g3ld murudso.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld murudsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka m.: caano, subag, malab iwm oo weel ku haray farta murugsatada ku tirsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld murud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la murdiyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld murudsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld murudsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mudursan. ld mudursanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld mudursanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Qeexid Xigta: Cid daawo durid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muuqaal aan wuxuu yahay la sixi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -utay, -udatay
Qeexid: Abaalgud istaahilid.
Qeexid Xigta: Cid u baahasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -utay, -udatay
Qeexid: Wax meel ku turqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax ur leh sanka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]