"(Nin) mufanid ahaansho."
Wadaag:
Nin tayada hargaha iyo saamaha aqoon u leh.
m.l
Mufsid ahaansho (qof).
m.dh
(dii.) Mulxid ahaansho.
Mid ahaansho (dad).
ld mintidnimo.
Mintid ahaansho. ld mitidnimo.
(dii.) Murtad ahaansho.
Mucaarad ahaansho.
Musallad ahaansho.
Waqti fiid ah.
m.dh.fk
Nacasnimo.