Qeexid

"Weel ama wax kale oo gudo leh, inta qaadkiisu le'egyahay."

Qeexid Kale

Kol; mar.

Qeexid Xigta

Inta shay gudo leh buuxin karta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine