Qeexid

"(-do, m.l) ld muhimmad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muhiimmad oo kali ah:
  • Jaamac Muuse Jaamac ayaa isna si kooban uga hadlay muhiimmadda ay leedahay in la xoojiyo qaybta dhowrista xuquuqda Aadamaha oo runtii fure u ah wada noolaanshaha Bulshada.