"Muhim ahaansho. ld muhiimnimo."
Wadaag:
ld muhimnimo.
m.dh
ld muhimmad.
M. ah: wax qiimo dheeraad ah cid u leh. ld muhiim.
m.l.kh
ld mihi.
f.g2
-iyay, -isay
(-do, m.l) Qiimaha, qaayaha ay wax leeyihiin. ld muhiimmad, muhiimmo, muhimmo.
Muddamdam ahaansho.
ld mihin.
m.l
Muddug ahaansho.
(dii.) Mulxid ahaansho.
(dii.) Murtad ahaansho.
(dii.) Muslin ahaansho.
ld mu'minnimo.
Mufsid ahaansho (qof).
(-do, m.l) ld muhimmad.