Qeexid
"Wax ku hungoobid."
Qeexid Kale
U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
Qeexid Xigta
U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid.
[-hday, -hatay]
muh day
muh atay
f.mg3"Wax ku hungoobid."

Wadaag: