Qeexid
"(-dyo/-diin, m.dh) Qof wax xaq ah u dagaalamaya."
"(-dyo/-diin, m.dh) Qof wax xaq ah u dagaalamaya."
Wadaag:
Ku m./u m.: wax xaq ah u dagaallamid (qof).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qof dadaal badan.
(dii.) Qof diinta Islaamka aad u yaqaan oo baaritaan badan ku sameeyey xaqiiqadana gaaray.
m.l
Wadaag:
(-byo/-biin, m.dh) Qof tijaabooyin badan waayo-aragnimo ku kasbaday.
m.l
Wadaag: