"Khilaaf."
Naag ninkeeda diiddey oo aqalkeedi ka maqan.
Wadaag:
Qof dadka been u sheega oo maskaxda ka xada.
Qof aan hadalkiisu wax ka soo qaad lahayn.
m.l
Waxyaabaha maanka dooriya. ld muqaaddaraad.
Qof daacad ah.
(dii.) Qof cibaadada Eebbe ku wanaagsan.
ld maquur2.
f.g1
-ray, -rtay
ld maquurid.
m.dh
ld maquurin.
ld maquursan.
f.g4
-naa, -nayd
Mukhlis ahaansho.
ld maquursanaan.
m.f.dh
/dh ld maquursanaan.