Qeexid
"Qof dadka been u sheega oo maskaxda ka xada."
Qeexid Xigta
Qof aan hadalkiisu wax ka soo qaad lahayn.
"Qof dadka been u sheega oo maskaxda ka xada."
Qof aan hadalkiisu wax ka soo qaad lahayn.
Wadaag:
Khilaaf.
Naag ninkeeda diiddey oo aqalkeedi ka maqan.
m.dh
Wadaag:
Weel af bannaan dabayl u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kuul waaweyn oo gadgaduudan oo dumarku ku xarragoon jireen.
m.l
Wadaag:
Qof daacad ah.
(dii.) Qof cibaadada Eebbe ku wanaagsan.
m.l
Wadaag: