Qeexid
"Isyeelyeel qabweyni ku jirto."
"Isyeelyeel qabweyni ku jirto."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhudhunka iyo calaacashu meesha ay iska galaan; jalaqley.
m.l
Wadaag:
(mukay, m.dh) (bot.) Geed weyn oo jirrid aad u weyn leh, kana baxa hareeraha durdurrada iyo webiyada, miro macaan oo la cunana leh; daray.
m.l
Wadaag:
(mukulaalsabaad, m.l) Mukulaalduureed laf weyn oo giirgiir leh.
m.dh
Wadaag:
(mukulaalduureed, m.l) Mukulaal duur ku nool ah.
m.dh
Wadaag: