Qeexid
Wax tuugo ku dhammayn.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax tuugo ku dhammayn.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg mulbi. ld mulbis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld mulbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax dhammaysasho.
Qeexid Xigta: Wax tuugo ku dhammaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mulbiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ari cayrin.
Qeexid Xigta: Wax dedejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.
Qeexid Xigta: M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.
Qeexid Kale: M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Qeexid Xigta: Neef ari ah aad u caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lqo, m.l/muluq, m.dh) Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qof qaawan; murduq.
Qeexid Xigta: Qof wixii uu lahaa ama haystay laga wada qaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Maal aad u badan.
Qeexid Xigta: Hantida qof leeyahay. ld milki1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-iyay, iday/-isay) Hanti la wareegid. ld milki2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Qare markaas soo baxay oo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hawl si dhaqso leh u deddejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Qeexid: (iyay, -isay) Ciil iyo murugo cid ku beerid. ld qulubsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Biyo badan oo qof liqi karta; mool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xabagta geedaha qaarkood ka baxda oo cusub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Fuf caws ah. ld malaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax diirka sare ka fujin.
Qeexid Xigta: Cid huga ka wada qaadid.
Qeexid Kale: Timo madax ka wada xiirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-diin, m.dh) (dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]