"eeg mulbi. ld mulbis."
Wadaag:
Wax tuugo ku dhammayn.
f.g2
-iyay, -isay
ld mulbin.
m.l
Wax dhammaysasho.
Wax tuugo ku dhammaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
eeg hulbi.
m.f.dh
eeg sulbi. ld sulbis.
eeg qulbi. ld qulubsiin.
eeg mulbiso.
eeg muldhi.
eeg mululi.
eeg mullaaxi. ld mullaaxis.
(-fyo, m.dh) Fuf caws ah. ld malaf.
ld mihin.
m.dh
(-xyo, m.dh) Qare markaas soo baxay oo yar.
eeg muri.
(-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.