Qeexid
"Wax diirka sare ka fujin."
Qeexid Kale
Timo madax ka wada xiirid.
Qeexid Xigta
Cid huga ka wada qaadid.
[-iyay, -isay]
muldh yay
muldh say
f.g2"Wax diirka sare ka fujin."
Timo madax ka wada xiirid.
Cid huga ka wada qaadid.
Wadaag:
Laan, jir iwm dubka ka diirasho.
Qof hu' uu gashanaan ka wada furasho.
Madax qurdasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la muldhiyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
m.l
Wadaag: