Qeexid
"Wax la muldhiyey ahaansho."
[-snaa, -snayd]
muldhisan naa
muldhisan nayd
f.mg4"Wax la muldhiyey ahaansho."
Wadaag:
Laan, jir iwm dubka ka diirasho.
Qof hu' uu gashanaan ka wada furasho.
Madax qurdasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax diirka sare ka fujin.
Cid huga ka wada qaadid.
Timo madax ka wada xiirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: