Qeexid
"Xabagta geedaha qaarkood ka baxda oo cusub."
"Xabagta geedaha qaarkood ka baxda oo cusub."
Wadaag:
Lakab mayrax ah oo u dhexeeya jillowda iyo lafta geedka.
Liid jilicsan ee cajaladda ku dhexjira oo hadalka, heesaha, muusika iwm lagu duubo.
Liid maro ah, jilicsan, khad leh oo teebka ku dhex jira oo farta warqadda lagu qoray muujisa.
m.dh
Wadaag:
Xuubabka mayraxda kaa ugu jilicsan oo geedka laftiisa adag xiga.
Dhuub kasta oo sida mullaaxda u jilicsan.
m.dh
Wadaag:
Geed mullaax ka diirasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
m.l
Wadaag: