Qeexid
(m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.
Qeexid Kale
M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
Qeexid Xigta
M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.
(m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.
M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Qeexid Xigta: Neef ari ah aad u caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Caano ciir ah dhay ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mulul1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mululi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Rimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Fuf caws ah. ld malaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lqo, m.l/muluq, m.dh) Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Qare markaas soo baxay oo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qof qaawan; murduq.
Qeexid Xigta: Qof wixii uu lahaa ama haystay laga wada qaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mululrin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn.
Qeexid Xigta: M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya.
Qeexid Kale: Khayaano iyo mardaddabaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: M. ah; wax badan.
Qeexid Xigta: M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qeexid Kale: Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gardarro; Gaboodfal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-iyay, iday/-isay) Hanti la wareegid. ld milki2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maal aad u badan.
Qeexid Xigta: Hantida qof leeyahay. ld milki1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Daruur madow oo meel fog ka da'aysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld yoon1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) ld bulu.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]