Qeexid
"(-imay, -intay; -imi) Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho."
"(-imay, -intay; -imi) Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho."
Wadaag:
Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Neef ari ah aad u caatoobid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.
M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.
M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
m.l
Wadaag:
(-lqo, m.l/muluq, m.dh) Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.
m.l
Wadaag:
Qof qaawan; murduq.
Qof wixii uu lahaa ama haystay laga wada qaaday.
m.dh
Wadaag:
Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn.
M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya.
Khayaano iyo mardaddabaan.
m.dh
Wadaag:
Muluqmuluq samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: