Qeexid
"(-xyo, m.dh) Qare markaas soo baxay oo yar."
"(-xyo, m.dh) Qare markaas soo baxay oo yar."
Wadaag:
(m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.
M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.
M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
m.l
Wadaag:
Qof qaawan; murduq.
Qof wixii uu lahaa ama haystay laga wada qaaday.
m.dh
Wadaag:
(-lqo, m.l/muluq, m.dh) Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.
m.l
Wadaag:
Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Neef ari ah aad u caatoobid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn.
M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya.
Khayaano iyo mardaddabaan.
m.dh
Wadaag:
Heshiis.
S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
m.l
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
M. ah: wax aan wasaq lahayn.
(dii.) M. ah: wax aan nijaaso lahayn.
m.dh.kh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
m.l
Wadaag:
Muluqmuluq samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax diirka sare ka fujin.
Cid huga ka wada qaadid.
Timo madax ka wada xiirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: