Qeexid
"(-diin, m.dh) (dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn."
"(-diin, m.dh) (dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn."
Wadaag:
(-diin, m.dh) (fals.) Qof aan xiisayn ama aan dan ka lahayn arrimaha ku saabsan diinta.
m.l
Wadaag:
Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal.
Dad is raacsan oo isku ujeeddo ah.
Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
m.l.t
Wadaag: