Qeexid
"(-diin, m.dh) (fals.) Qof aan xiisayn ama aan dan ka lahayn arrimaha ku saabsan diinta."
"(-diin, m.dh) (fals.) Qof aan xiisayn ama aan dan ka lahayn arrimaha ku saabsan diinta."
Wadaag:
(-diin, m.dh) (dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
m.dh
Wadaag:
(m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig.
Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
m.dh
Wadaag: