Qeexid

"Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin."

Qeexid Xigta

(dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine