Qeexid
"ld mushaar."
"ld mushaar."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo.
Wax saadaalin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar1.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar2.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.
m.l
Wadaag:
(dii.) Magac guud oo kulmiya falalka Eebbe addoomihiisa ka xaaraantiimeeyey oo dhan.
(dii.) Labada malag ee dadka dhinta qabriga wax ku su'aala midka aan Nakiir ahayn.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qof ku meelmariya wuxuu doona codkarnimo iyo kartidhagari ku jirto. ld afmiishaar.
m.l
Wadaag:
Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: