Qeexid
"(riw.) Sawirro lagu bilo goob masraxeedda."
"(riw.) Sawirro lagu bilo goob masraxeedda."
Wadaag:
dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Wadaag:
D. ah: dhagax weyn oo dhardhaar laga dhigto.
Qori weyn, qallalan oo muddo badan la shidan karo.
m.l
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Ka d.: cid xushmadeyn.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe.
Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
m.l
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
(dii.) Waxyaabaha diinta la xiriira oo la dhowro ee aan dhaliil laga bixin karin, sida quraanka iyo xadiiska.
(dii.) Meel Eebbe lagu caabudo.
Waajib ay khasabtahay in fuliyo.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qorshe habaysan oo ku saabsan waxbarasho.
m.l
Wadaag: