[-iyay, -isay]
muqdaaf yay
muqdaaf say
"Huuri muqdaaf ku seebin. ld miqdaafi."
Wadaag:
eeg muqdaafi. ld miqdaafin.
m.f.dh
(-fyo, m.dh) Loox dacal ballaaran oo lagu seebiyo huuriga iyo bedenka. ld miqdaaf.
m.l
ld muqdaafi.
f.g2
-iyay, -isay
Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.
m.dh
ld muqdaafin.
Nafley tartiib u wadid.
ld muqdaaf.