"eeg muqdaafi. ld miqdaafin."
Wadaag:
Huuri muqdaaf ku seebin. ld miqdaafi.
f.g2
-iyay, -isay
(-fyo, m.dh) Loox dacal ballaaran oo lagu seebiyo huuriga iyo bedenka. ld miqdaaf.
m.l
ld muqdaafin.
m.dh
eeg hadaafi. ld hadaafis.
m.f.dh
ld muqdaafi.
ld musallifin.
eeg caafi. ld caafis.
eeg baafi. ld baafis.