Qeexid
(-qlo/muqlay, m.dh) Geed quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.
(-qlo/muqlay, m.dh) Geed quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muqlaysan. ld muqlaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay.
Qeexid Xigta: Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld Muqlay; muqlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qaadidda uu neef xoolo ah qaado cudurka muqlaha. ld muqloobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Neef xoolo ah muqlo qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Neef xoolo ah wax cudurka muqlo qaaday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Wax muqlaysan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg muqloo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg muluqmuluqlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Gafane.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld muqlow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld milay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (mukay, m.dh) (bot.) Geed weyn oo jirrid aad u weyn leh, kana baxa hareeraha durdurrada iyo webiyada, miro macaan oo la cunana leh; daray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xilli roob da'o.
Qeexid Xigta: Goor, ammin. ld melay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]