Qeexid
"Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho."
[-snaa, -snayd]
muqlaysan naa
muqlaysan nayd
f.mg4"Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho."
Wadaag:
(-qlo/muqlay, m.dh) Geed quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.
m.l
Wadaag:
Hilib wax muqmad laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la meeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Muunad leh ahaansho (wax). ld muunaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho.
Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Wax bul loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la halleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la xooleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la miineeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax milix lagu daray ahaansho. ld milixaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: