Qeexid
"eeg muqlaysan. ld muqlaysnaansho."
"eeg muqlaysan. ld muqlaysnaansho."
Wadaag:
Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-qlo/muqlay, m.dh) Geed quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.
m.l
Wadaag:
eeg muunadaysan. ld muunadaysnaansho, muunaysnaan, muunaysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg milxaysan. ld milixaysnaan, milixaysnaansho, milxaysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg margaysan. ld margaysnaansho, mergaysnaan, mergaysnaan.
m.f.dh
Wadaag:
eeg murweysan. ld marweysnaan, marweysnaansho, murweysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: