Qeexid
"ld Muqlay; muqlo."
"ld Muqlay; muqlo."
Wadaag:
Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay.
Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.
m.dh
Wadaag:
(-qlo/muqlay, m.dh) Geed quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah wax cudurka muqlo qaaday noqosho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Neef xoolo ah muqlo qaadid.
f.mg1
Wadaag:
Qaadidda uu neef xoolo ah qaado cudurka muqlaha. ld muqloobid.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Muluqmuluq samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof qayla badan oo hadal aan macne lahayn ku hadla.
m.l
Wadaag:
Hilib aad u yaryar oo shiilan oo cunno ahaan dad u keydsadaan; oodkac.
m.dh
Wadaag: