Qeexid
"Hilib aad u yaryar oo shiilan oo cunno ahaan dad u keydsadaan; oodkac."
"Hilib aad u yaryar oo shiilan oo cunno ahaan dad u keydsadaan; oodkac."
Wadaag:
Hilib wax muqmad laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-do, m.l) In cunto ah oo hal mar afka la geliyo ama la goosto.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qiimaha, qaayaha ay wax leeyihiin. ld muhiimmad, muhiimmo, muhimmo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Haweeney diinta Islaamka rumaysan.
m.dh
Wadaag:
Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.
m.l
Wadaag:
Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay.
Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.
m.dh
Wadaag: