Qeexid
"Hilib muqmad ka dhigid."
[-deeyay, -daysay]
muqmade eeyay
muqmade aysay
f.g2"Hilib muqmad ka dhigid."
Wadaag:
Hilib aad u yaryar oo shiilan oo cunno ahaan dad u keydsadaan; oodkac.
m.dh
Wadaag:
Hilib wax muqmad laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid sharfid ama xurmayn.
Wax qeymo u yeelid. ld muunee.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid waqti ama muddo u qabasho.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag: